Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF: Soomaaliya Kama Dagaalano


Dagaalo culus ayaa dhowaan ka dhacayey gobolka Bakool kuwaasi oo u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Maleeshiyo laga keenay Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo lagu magacaabo Liyuu Boolis oo isku dhinac ah iyo ururka al-Shabab.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa sidoo kale VOA u sheegay in dagaalka Bakool ay ka qeyb qaateen maliishiyaadka ururka ONLF oo la safnaa Al Shabab.

Hadaba ururka ONLF ayaa iska fogeeyey eedeymahaasi sheegaya in ka barbar dagaalamayaan kooxda Alshabab.Wareysi ay VOA la yeelatayt Cabdulqaadir Xassan Hiirmooge oo ah afhayeenka ururka ka dhageyso xagga hoose.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00
XS
SM
MD
LG