Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siilaanyo: Waxaan u Sharaxanahay Doorashada


Siilaanyo
Siilaanyo
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweyne oo mar labaad ka qeybgali doona doorashada sannadka danbe Somaliland ka dhici doonta.

Guddoomiyhaa xisbiga talada haya Muse Biixi oo madaxweynaha uu khilaaf kala dhaxeeyo ayaa isagu horey ugu dhawaaqay inuu yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye.

Dhanka kale, waxaa la baajiyay shirar ay Hargeysa ku qaban lahaayeen labada garab ee uu u kala jabay xisbiga Kulmiye, kaddib waan-waan ay labada dhinac ka dhexwadeen golaha guurtida.

C/xakin Shirwac ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00
XS
SM
MD
LG