Isku xirrada

War Deg-Deg ah

CAWAYSKA WASHINGTON:


Barnaamijka Cawayska Washington waxaanu idiin ku haynaa Qaybtii labaad ee Waraysigii Fanaanadda Sahra Abuukar (( Sahra Dawo )), waxa kale oo ad ku maqli doontaan Sheekadii taxanaha ahayd ee Adeegto iyo qodobo kale oo xiiso badan.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo haysa e Hoos ka dhagayso barnaamijka oo dhan:
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:54 0:00
XS
SM
MD
LG