Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cadaado oo lagu Qabtay Caruur la Tahriibinayay


Cadaado
Cadaado
Maamulka Ximin iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa Cadaado ku qabtay 18 caruur ah oo la tahriibinayay kuwaasi oo laga keenay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.

Maxamed Daahir, wasiirka amniga maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa VOA u sheegay in caruurtan oo u badan gabdho ay da'doodu u dhaxeyso 4 ilaa 15 jir.

Gabar ka mid ah caruutaasi ayaa beenisay in la soo xaday, waxayna sheegtay in dhammaantood ay soo fasaxeen walidiintood.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00
XS
SM
MD
LG