Isku xirrada

War Deg-Deg ah

China: Mayd Gabar Soomaali ah oo laga Cabsi Qabo in la Gubo


Dowladda Shiinaha ayaa sheegtey in la gubi doono meydka haweeney Somali ah oo dalkaasi horaantii bishan ku dhimatey, haddii aan waddanka dibeddiisa degdeg loogu qaadin.
Muna Maxamed Xaashi waxay u dhimatey xanuun dhinaca caloosha ah oo ku yimid xilli ay uur lahayd.
Haddaba dhimashada Muna Maxamed iyo dhibaatada qaadidda meydkeeda ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Maxamed Xasan Axmed oo ah ninka qabey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

XS
SM
MD
LG