Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington: Fanaanadda Sahra Dawo


Cawayska Washington
Cawayska Washington
Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaad Qaybtii koowaad ee Waraysiga Famnaanadda Sahra Abuukar ( Sahra Dawo ) , waxa kale oo aad ku maqli doontaan khuburo reer Yurub ah oo soo jeediyay in carruurtu marka ay dhashaan Jidhkooda la dhex galiyo Chip ama Card satellite ka lagu xidho si loo ogaan karo Ilmahasi meesha uu joogo. iyo waliba sheekadii taxanaha ahayd ee Adeegto.

Barnaamijka oo dhamaystiran Halkan ka dhegayso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:05 0:00
XS
SM
MD
LG