Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Xasan Sheekh iyo John Kerry oo Kulmay


Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud aya magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshey Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka John Kerry oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal ka dhexeeya , dagaalka lagula jiro ururka Al Shabab iyo arrimo kale.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale Addis Ababa kulamo kula yeeshey Raiisul Wasaarah Ethiopia Haile Mariam Desalegn iyo Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Finland oo isna Ethiopia booqasho ku joogey.
Mudane Hassan Sheikh ayaa kulamadaasi kadib ku laabtey magaalada Muqdisho.
Daud Aweis ayaa khadka telefonka ee Addis Ababa kula xiriirey Abdirashid Sheikh Said oo ah Sii–Hayaha Safaaradda Somalia ee dalka Ethiopia.

Wareysiga hoosta ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:27 0:00




XS
SM
MD
LG