Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #209


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay qeyb kale oo ka mid ah sida gabyaagu uu ugu baroorto tixo iyo maanso hadba hal doorka iyo qofka magaca ku leh bulshada ee geeriyooda, gaar ahaan gabayadii loogu baroortay Suldaan Yuusuf Cali ( Keena Diid) oo ka talin jiray beri, dhulka galguduud iyo mudug iyo qeybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee Somalia.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya qoraaga Axamed Faarax Cali (Idaajaa)
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:02 0:00
XS
SM
MD
LG