Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Xaafadda Eastleigh ee Nairobi


Sida warbaahinta dalka Kenya ay tabinayaan lix qof ayaa dhimatey, tira kalana waa ay ku dhaawacmeen markii qarax uu ka dhacay caawa xaafada Islii.

Dadka dhaawacmay ayaa loo kala qaadey isbitaalada ku yaala magaalada Nairobi.

Qaraxan wali lama xajiinin waxa sababey.

xaafada Islii ayaa waxa ku badan Somalida degan magaalada Nairobi,
XS
SM
MD
LG