Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamul Cusub oo Baydhabo lagaga Dhawaaqay


Magaalada Baydhaba waxaa maanta lagu doortay madaxweyne maamul goboleed cusub oo ka kooban 3 gobol. Madaxweynaha cusub ayaa ah Maxamed Xaaji Cabdinuur oo ah nin ku cusub siyaasadda. Maamulkan ayaa imanaya bannaanbaxyo malamo ka socday magaalada Baydhaba oo looga soo horjeeday Gudoomiyihii hore ee baarklamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo taageersanaa maamulka saddexda gobolka in loo dhiso. Horey waxaa isla magaalada looga dhisay maamul ka kooban lix gobol oo uu hoggaamiyo Madaoobe Nuunow. Sida ay doorashada maanta u dhacday waxaa Baydhaba warbixntan nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Ctaoosh.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:16:42 0:00
XS
SM
MD
LG