Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: 24 qof oo ku dhintay Dhul Go' ay


Waxaa gobalka Washington ee dalkan Maraykanka ka dhacay dhul-go bur -bur wayn geeystay. Inta la ogsoon yahay waxaa ku dhintay 24 qof in ka badan 170 tana waa la layahay.

Wariyaheena VOA da Abdi Kaafi Yusuf Adan oo Studio nala jooga ayaa qadka telefoonka kula xariiray Abdiqadir Ali Abdi oo ah Khabiir dhinaca Deegaanka ah oo ku sugan Columbus, Ohio, waxuuna ugu horeeyn waydiiyay inuu marka hore sharaxaad ka bixiyo waxa uu yahay dhul go’u.
XS
SM
MD
LG