Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibayaal ku Dhintay Xeebaha Yemen


In ka badan 40 tahriibayaal ah oo iskugu jira Itoobiyaan iyo Soomaali ayaa ku geeriyooday Xeebta Beer Cali ee Gobolka Shabwa ee dalka Yemen. Ilaa 30 kale ayaa la badbaadiyey.

Dadkan ayaa la socday doon ka soo ambabaxday xeebaha bari ee Somalia, waxaana ay doontu ku degtay meel u dhow xeebta.

Lama oga illaa imika sababta keentay in doontu degto.

Waraysi arrintaasi ku saabsan ka dhagayso qaybta hoose ee boggan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00
XS
SM
MD
LG