Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawo La'aan ka JIrta Cisbitaalka Beledweyne


Cisbitaalka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa lasoo gudboonaatay dawo yaraan ba’an ka dib markii hay’ado labo hay’adood oo ajnabi ahi ay shaaciyeen inay ka bixi doonaan, maaddaama qandaraaskii ay haysteen uu dhamaaday. Arrintan ayaa imanaysa iyada oo lagu jiro xiligii cudurada faafa.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada Beledweyne kasoo diray wariyaha VOAda ee gobolada dhexe ee Somalia, Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00
XS
SM
MD
LG