Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Alshabab oo Lagaga Dibadbaxay Muqdisho


Ra'iisal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay dibadbax ay soo qabanqaabiyeen ururada haweenka oo lagaga soo horjeeday ururka Alshabab, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra'iisla Wasaaraha iyo mas'uuliyiinta ururada haweenka oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in ay meel uga soo wada jeedsan doonaan dagaalka lagula ururka Alshabab.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00
XS
SM
MD
LG