Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Agaasime Cusmaan C. Guure


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Agaasimaha Idaacadda Kulmiye oo bah-wadaag la ah Idaacadda VOA, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho.

Agaasimaha waxa su'aalo weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasha VOAda oo meelo kala duwan jooga.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:11 0:00
XS
SM
MD
LG