Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laanta Af Soomaaliga ee VOA oo Todoba Jirsatay


Sanad kasta markii la gaaro 12ka February, waxa Laanta Af Soomaaligu ay xustaa maalintii ugu horeysey ee si rasmi ah ay hawada u gashey oo aheyd 12 February, 2007dii.
Sanadkan oo Laanta Af Soomaaliga ee VOA u dabaaldegtey sanad-guuradii 7aad ee ay hawada ku jirtey waxa munaasabaddaas todobo guurada laga diyaarshey barnaamij dheer oo dhinacyo badan ka taabanya horumarkii ay Laanta Af Soomaaliga ee VOA ku tallaabsatey sanooyinkaas yare ee ay hawada ku jirtey.

Halkan ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:39:20 0:00
XS
SM
MD
LG