Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Abuukar Carmaan


Somali Newsmaker Program Banner
Somali Newsmaker Program Banner
Barnaamijkii Martida Makarafoonka ee toddobaadkana waxaa marti noogu ah Ergaygii hore ee Dawladda Soomaaliya u qaaabilsanaa Amuuraha Maraykanka Abuukar Carmaan, oo sidoo kalena ka mid ah qorayaasha sida xeesha dheer ula socda Arrimaha Soomaalida. Haaruun Macruuf oo Barnaamijkan ku waraystay ayaa wax ka weydiiyey qodobo ay ka mid yihiin Dib u heshiisiinta, waddaniyadda iyo hawlaha horyaalla Dawladda xilligan. Ugu horayna waxa uu ka jawaabayaa su'aal ku saabsan dib u heshiisiin in looga baahan yahay waddanka.

Barnaamijka oo dhameystiran xagga hoose ka dhageyso

please wait

No media source currently available

0:00 0:18:27 0:00
XS
SM
MD
LG