Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan: Howlgal ayaa Dhowaan Bilaabmaya


Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan
Madaxweynaha Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM ay qaadi doonaan howlgal wadajir ah oo ka dhan ah ururka Alshabab.

Madaxweynaha ayaa sheegay in awoodda Al-shabab si weyn loo dhimi doono dhawaan, balse halista al-Shabaab ay wakhtiyo sii jiri karto. Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud waxaa kale oo uu ka hadlay ku biirista ciidamada Itoobiya ay ku biireen AMISOM.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:56 0:00
XS
SM
MD
LG