Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Bayle: Somalia Nabad gelyada ha laga Caawiyo


Fadhigii Midowga Africa
Fadhigii Midowga Africa
Madaxwaynaha Dawladda Federal ka Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta khudbad u ka jeediyay shirkii wadamada midowga Africa oo ka socda magaalada Addis Ababa kaga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid tahay adkaynta nabad gelyada Somalia sida ay muhiim ugu tahay horumar ay ku talaabsato dawladiisu, waxaanu uu wadamada Africa iyo Beesha Caalam kaba ka dalbaday inay gacan ka geystaan xasilinta dalka Somalia.

Sahra Ciidle Nuur ayaa khudbadda madaxwaynaha kadib khadka telephone ka ee Addis Ababa kula xidhiidhay Wasiirka Arimaha Dibadda Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, waxaanay ugu horayn waydiisay inuu soo koobo qodobada uu madaxwaynuhu sida gaar ka ah uga hadlay.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00
XS
SM
MD
LG