Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitanka: Professor.Maxamed Xaaji Mukhtaar


Barnaamijkeena wicitaanka dhageystaha todobaadkan waxaanu ku eegeynaa golaha wasiirada ee dhawaan uu soo magacaabay Ra'iisul wasaaraha Somalia, Cabdiwali Sheekh Maxamed, inta uu barnaamijka socdana waxaa professorka su'aalo ku weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasheena oo meelo kala duwan jooga.

Halkan hoose ka dhageyo Barnaamijka oo dhameystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:39 0:00
XS
SM
MD
LG