Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalida Washington DC oo Taageeray RW Cusub


Somalida ku nool dalkan Mareykanka gaar ahaan Deegaanada la isku yiraaa Washinton DC, gobolada Virginia iyo Maryland oo duuleedka ka ah Washington iyo qeyb yar oo ka mid ah gobolka West Virginia ayaa lagu tiriyaa meelaha ay Somalidii ugu horeeysay ee soo gasha mareykanka ku soo hor martay.

Hadaba wariyeheena Maxamed Colaad Xassan oo goob joog ka ahaa xaflad lagu soo dhaweeynayay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, oo xalay lagu qabtay Gobolka Virginia ee duleedka Washington, ayaa halkaa kula kulmay qaar ka mid ah, qaar ka mid ah Jaaliyadda Somalida ee ka qeyb gashay munaasabadda, waxbixintan ayuuna inooga diyaariyay.

Warbixinta halkan ka Dhageyso:

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:11 0:00
XS
SM
MD
LG