Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Saadaq Garaad Abshir


Barnaamijkeena Martida Makroofanka oo aan todobaadkan ku soo qaadaneyno diyaar garowga doorashada arbaca lagu wado inay ka qabsoonto Puntland waxaa marti inoogu ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland, Saadaq Garaad Abshir.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso;
XS
SM
MD
LG