Thursday, October 23, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 04:34

War / Caalamka

Koonfur Africa oo Xustay Mandela

Mohamed Olad
Kumanaan kun oo dadka reer Koonfur Africa ah ayaa ka qeybgalay maanta xus lagu sagootinayay, halyeygii la soo dagaalamay nidaamkii midab kala sooca dalkaasi Nelson Mandella, oo ahaa shaqsi laga jeclaa dunida oo dhan oo lagu xasuusto halkgankii dheeraa ee uu u soo galay sinaanta dadka reer Koonfur Africa.

Xuska oo lagu qabtay garoonka kubadda cagta ee magaalada Johannesburg ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan boqol hogaamiye oo ka socday dalalka dunida,  iyo marti sharaf kala duwan.
 
Warbixinno iyo falanqeyn ku aadan xuska Mandela halka hoose ka dhageyso.

Qubanaha, VOA

Qubanaha, VOA

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...