Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Mikrofanka: Cabdiraxman Mukhtar


Martida: Wasiirkii Hore ee amniga Puntland
Martida: Wasiirkii Hore ee amniga Puntland
Dhawaan Markii uu weerarka ka dhacay Xarunta Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, waxaa diiradda hay'adaha Amaanka ee Mareykanka ay fuusha mar kale. gobolka Minnesotta oo ah meesha ay ka tageen dhalinyo 20 gaareysa oo Somalia ah oo ku biiray Al-shabab, qaar ka mid ahna ay kooxdu sheegatay inay ku jireen raggii geystay weerarkii Westgate.

Dhageyso Barnaamijka oo dhameysritan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:14:34 0:00
XS
SM
MD
LG