Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanka Maxamud X. Cali “Geywarrow” (Q. 2aad)


Barnaamijka Caweyska Washinton caawa waxaan idinku haynaa haweeney la sheegay inay dhimatay oo ay reerkeedu aas iyo tacsiba u sameeyeen oo haddana dib mar kale loo arkay iyadoo socota, nin darbiya jiif ah oo diiday inuu cuno lacag kumanaan dollar ah oo uu meel cidlo ah ka helay iyo qaybtii 2-aad ee wareysi aanu la yeelanay fanaanka Maxamuud Xaaji Cali “Geywarrow.”

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:31 0:00
XS
SM
MD
LG