Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilalka Dhalinyarada Soomaalida ah ee Canada


Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa todobaadkan lagu dilay wiil soomaaliyeed oo 16 jir ah, waxaana dilkaasi lagu eedeeyay wiil kale oo soomaaliyeed oo isna 14 jir ah.

Waxaana magaalada ku soo badanaya dilalka dhalinyarada Soomaalida ah, iyada oo la sheegay in hub fara badan uu gacanta u galay dhalinyarada..

Arrimahaasi ayaa waxa VOAda uga warramay Muuse Cabdulle Kuulow, oo ah tifaftaraha wargaysyada Immigrant Post iyo Somali Tribune iyo idaacadda Soomaalida ee Radio Alif ee dalka Canada.

Waraysiga oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00
XS
SM
MD
LG