Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xil ka Qaadista Madaxweyne Morsi


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa aynu ku eegeynaa waxa keenay in milateriga Masar ay xilka ka qaadaan Madaxweyne Maxamed Mursi iyo talaabadaasi waxa ay dhaxalsiin karto guud ahaan dadka Masaarida.

Barnaamijka ayaa waxaa isku soo duway soona jeedinaya wariyaheena magaalada Qaahira Xuseen Saxnuuni, waxaana kala qeyb galaya aqoonyahanno ku sugan isla magaaladaas. Barnaanijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:39:25 0:00
XS
SM
MD
LG