Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Cabdinuur Daljir (Q.3AAD)


Caweyska Washington ee caawa waxaan idinku haynaa nin gacan ka geysta soo furashada saddex gabdhood oo maraykan ah oo muddo 10 sano ah u afduubnaa nin Mareykan ah oo abaal marin la yaab leh la siiyay, sheeko qosol leh oo dhex martay laba nin oo uu muran dhex maray iyo nin u kala garqaaday wixii uu gartooda ku gooyay, iyo sidoo kale qayb kale oo ka mid ah wareysiga fanaanka Cabdnuur Aadan Daljir oo aad todobaadyadii la soo dhafay ku dhageyaneyseen barnaamijkan caweyska Washington.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:08 0:00
XS
SM
MD
LG