Dowladda Jabuuti ayaa maanta guddoonsiiyey dowladda Soomaaliya hub ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwo gaashaaman iyo kuwo loo adeegsado xamuulka ciidanka.
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo maalintii labaad booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa deeqda hubka ah ka guddoomay dowladda Jabuuti.
Ra’iisul Wasaare Saacid oo munaasabadda hubka lagu guddoonsiianayey Soomaaliya ka hadlay, ayaa waxa uu u mahadceliyey dowladda Jabuuti, waxa uuna sheegay in hubka la siiyey ay u adeegsan doonaan sidii uu ammaanka dadku uu usoo gali lahaa gacanta dowladda, ayna hubkan u adeegsan doonaan si mas’uuliyadi kujirto.
Munaasabadda hub wareejinta ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi iyo Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Jabuuti Xasan Dharaar Hufane.

Deeqda Hubka ee Jabuuti Siisay Somalia
1/16
Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
2/16
Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya C/xakiim Fiqi oo ka hadlaya munaasabadda guddoonka deeqda hubka ee Jabuuti.
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
3/16
Wasiirka Gaashaadhiga Jabuuti Xasan Dharaar Hufane oo ka hadlaya munaasabadda deeqda hubka ee Jabuuti.
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
4/16
Wasiirada Gaashaandhigga ee Jabuuti iyo Soomaaliya oo kala guddoomay deeqda.
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
5/16
Wasiirada Gaashaandhigga ee Jabuuti iyo Soomaaliya oo kala saxiixanaya heshiis
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
6/16
Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
7/16

8/16
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda

9/16

10/16

11/16

12/16
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo qalabka deeqda indha-indheynaya

13/16

14/16
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Previous slide
Next slide