Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Wasiirka Garsoorka Somalia

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdullaahi Ebyan Nuur, Wasiirka Garsoorka, Caddaaladda, iyo Arrimaha Dastuurka. Wasiirka waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Wasiirku waxa uu si gaar ah uga hadlayaa xaaladda xabsiyada magaalada Muqdisho oo maalmo ka hor ay dhowr maxbuus gudahooda ku dhinteen.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:40 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG