Sunday, October 26, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 02:32

War / Soomaaliya

Buur Hakaba oo Dagaal la Isku Horfadhiyo

x
Wararka ka imanaya degmadaasi ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka tirsan dawladdu ay gaareen tuulada Buulo Cadey oo u dhow Buur Hakaba.

Ururka al Shabaab oo gacanta ku haya Buur Hakaba iyo ciidmada dawladda oo kaashanaya Amisom ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dagaalamaan gudaha Buur Hakaba.

Degmada Buur Hakaba ayaa ah goobta ugu dambaysa ee ku sii hadhay gacanta maamulka al Shabaab ee jidka dheer ee isku xira Baydhabo iyo Muqdisho.

Qubane

Qubane

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...