Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Tirada Tahriibayaasha oo Hoos u Dhacday


Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR, ayaa sheegtay in tiradii ugu yarayd ee qaxooti Soomaali ah muddo 15 sano ah, ay sanadkii la soo dhaafay soo galeen dalka Yemen.

Dhinca kale waxaa si weyn u kordhay qaxootiga ka imanaya dalka Itoobiya ee soo gala dalka Yemen.

Hoos u dhaca ku yimid tirada tahriibayaasha Soomaalida ah ee soo gala dalka Yemen, ayaa loo aaneynayaa degenaanshiyaha ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Warbixinta oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00
XS
SM
MD
LG