Thursday, April 24, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 03:53

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Martida-Makrafoonka

Martida: Ambassador Maxamed Cali Ameriko

x
Qiyaasta qoraalka - +
Safiirka Somalia Maxamed Cali Ameriko ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku wareejisay dowladda Somalia furayaasha iyo waraaqaha milkiyadda ee dhismaha iyo dhulka safaaradda Somalia ee Magaalada Nariobi.

Mudane Ameriko oo marti ku ah barnaamijkeena todobaadkan ayaa uga hadli doona arimahaasi.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka Martida.

Qubanaha VOA