Axad, Bisha Labaad 07, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 15:56

    War / Soomaaliya

    Cawayska:Fanaanka C/laahi Wehliye (Dhamaad)

    x
    Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad kaga bogan kartaan sheekooyin xiiso iyo la yaab-ba leh. Waxaana ka mid ah nin ku shaqeysta xirfadda caseeyenimada oo $200,000 oo dollar ugu deeqay cisbital lagu daweeyo carruurta oo ku yaalla waddanka Indonesia. Waxaad kaloo kaga bogan kartaan nin 32-jir ah oo waalidkii maxkamad ku saaraya inay iyagu badeen nolosha derbiyo-jiifnimo ee uu ku jiro. Qaybta u damebyesana waxaa marti ku ah fanaanka reer London ee C/laahi Cabdi Wehliye.
    Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.