Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:21

War / Soomaaliya

Faqidaadda: Baaqa Shirka ka dhanka ah al-Shabab

Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa ku saabsan baaqii ay culimada Al-ictisaam ku baaqeen in la qabto shirweyne looga soo horjeedo kooxda Al-shabab iyo sida ay ururada kale ee diiniga ahi u arkaan.

Barnaamijka oo ay ka qeyb galayaan culimo magac ku leh Soomaalida dhexdeeda halkan hoose ka dhageyso.