Friday, April 25, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 07:09

War / Soomaaliya

Jabuuti: Ololihii Doorashada oo la soo Xiray

x
Qiyaasta qoraalka - +
Dalka Jabuuti waxaa maalinta burrito loo dareeri doonaaha codbixinta doorashada Baarlamaanka.

Habeenkii xalayna waxaa la soo gabagabeeyay ololihii doorashada oo socday labadii todbaad ee u dambeeyay.

Doorashda Jabuuti ee barrito ayaa waxaa markii ugu horeysay in muddo ah ka qeyb galaya axsaabta mucaaradka ah.

Wareysiyo aan la kala yeelanay guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Jabuuti Cabdi Ismaaciil Xirsi, iyo Faysal Mukhtaar oo ah qoraa madax banaan oo ka mid ah Jaaliyadda Jabuuti ee dalkan Mareykanka halkan hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA