Saturday, October 25, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 09:16

War / Soomaaliya

J. Carabta: Somalia Halaga Qaado Cunaqabateynta Hubka

Hussein Sahnuni
Shir Baarlamaanka Jaamacadda Carabtu ay maanta ku yeesheen magaalada Qaahira, ayaa lagu taageeray in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaraan.

Tallaabadaan ayaa dawladda Soomaaliya u ololaynaysay muddo sannado ah si ciidanka Soomaaliya dib loogu dhiso, taasi oo weli Golaha Ammaanku aanu go’aan ka qaadan.

Kulankan ayaa  Soomaaliya waxaa uga qeyb galay afar xildhibaan.

Warbixinta ku saabsan shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta halka hoose ka dhageyso.

Qubane

Qubane

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...