Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 13:37

War / Soomaaliya

Rag kale oo loo Qabtay Dilkii Sheekh Cabdulqaadir

x
Qiyaasta qoraalka - +
Ismacil Xuseen Farjar
Somaliland ayaa gacanta ku dhigtay laba qof oo loo aanaynayo inay lug ku leeyihiin Dilkii magaalada Garoowe loogu Geystay alla ha u naxariistee Sheekh

Cabdulqaadir Nuur Faarax, labadan qof ayaa la qabtay iyaga oo doonayey inay u soo gudbaan dhinaca magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,
Warbixin ku saabsan halka hoose ee Qoraalka ka dhageyso.