Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Ilyas Moussa Dawaleh

Wasiirka Maaliyadda ee Jabuuti Ilyas Moussa Dawaleh
Wasiirka Maaliyadda ee Jabuuti Ilyas Moussa Dawaleh
Todobaadkanna waxaa Barnaamijka Martida Makarafoonka marti inoogu ah Wasiirka Maaliyadda ee dalka Jabuuti Ilyas Moussa Dawaleh.

Wasiirku waxa uu barnaamijhka uga waramayaa arrimo doora oo ay ka mid yihiin ololaha doorashooyinka dalka Jabuuti, dhaqaalaha, iyo siyaadda.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:14:15 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG