Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:03

War / Soomaaliya

Faaqidaadda: Islaamka Madaniga ah iyo Soomaaliya

Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay islaamka madaniga ah iyo Soonmaalliya, gaar ahaan doorkii Ururka Al-islaax ee dhinacyada Waxbarashada, Samafalka iyo Siyaasadda.

Barmaamijka oo uu soo diyaariyey soona jeedinayo Haaruun Macruuf halka hoose ka dhageyso.