Tuesday, December 23, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 02:22

War / Soomaaliya

Muqdisho: Dacwad ka Dhan Aheyd Wariye oo la Joojiyey

Wariye Daauud Cabdi Daauud oo maxkamad suge ahaa ayaa loo sheegay in aan wax  dacwad lagu soo oogi doonin.

Wariyaha ayaa lagu soo eedeeyey inuu aflagaadeeyey marwada madaxweynaha markii lagu dhawaaqayey xunkunka wariyihii iyo gabadhii loo xiray kiiska kufsiga.

Daauud Cabdi Daauud oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in lagu wargaliyey inaan wax dacwad ah lagu soo oogi doonin ka dib markii uu shalay la kulmay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

Wareysiga Wariyaha oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Habeennimo
    60 min

    Idaacadda Habeennimo

    Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...