Monday, December 22, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 16:24

War / Soomaaliya

Sh. Max'ed Xeefoow oo Muqdisho ku Geeriyooday

x
Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxaa maanta ku geeriyooday Sheekh Maxamed Yuusuf  "Xeefoow" oo ahaa guddoomiyaha Guddiga Fulinta Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca.

Xeefow ayaa sida ay eheladiisa xaqijiyeen waxaa uu uu dhintey xanuun si degdeg ah ugu soo boodey.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay VOA, ayaa tacsi u direy shacabka, qoyska iyo eheladii uu ka baxay marxuumka.

Wareysiga wasiirka oo uu qaaday Daauud Aweys halka hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo - 1600
    60 min

    Idaacadda Galabnimo - 1600

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...