Saturday, October 25, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 02:49

War / Soomaaliya

Kulan Dhexmaray M/weynaha iyo Midowga Afrika

x
Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya  Mr. Mahamat Anadif Saleh.

Madaxweynaha ayaa soo dhoweeyey talaabada uu xafiiska howlgalka Midowga Afrika ugu soo guuray magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ayaa madaxweynaha uga warbixiyay xafiiska Midowga Afrika ee Muqdisho iyo sida uu Midowga Afrika ugu heelan yahay taageero siinta dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Midow Afrika ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamada AMISOM oo ah cududda ciidan ee ugu weyn ee ay ku taagan tahay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Warbixin kulanka madaxweynaha iyo wakiilka gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya halka hoose ka dhageyso.

Qubane

Qubane

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...