Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:51

War / Soomaaliya

Dhaqanka iyo Hiddaha # 149

x
Qiyaasta qoraalka - +
Ahmed Faarah Ali Idaajaa
Barnamaijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadka waxaad ku maqli doontaan qeybtii 7-aad ee maansada fariinta ah arartii uu gabyaaga Soomaaliyeed ka hormarsiin jiray.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.