Sunday, November 23, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 07:21

War / Soomaaliya

Shirka Maamul-u-sameynta Jubbooyinka

Muuqaalka Magaalada Kismaayo
Muuqaalka Magaalada Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa  waxaa ka socota qaban-qaabada dhismaha maamulka Jubbaland, waxaana la filayaa in shirweynaha lagu dhisayo maamulkaasi la qabto 23-ka Febraayo ee bishan.

Maxamed Maxamuud Yuusuf, “Aw-Libaax” oo ka mid ah guddiga qaban-qaabada, ayaa VOA-da u sheegay in dadka deegaanku ay yihiin kuwa howsha wada isla markaana aysan IGAD wax lug ah ku lahayn howshooda.

Waxaa in dhaweydba jiray muran xooggan oo ka taagnaa sidii maamul loogu sameyn lahaa jubbooyinka iyo cidda ay tahay inay maamulkaasi soo dhisaan, hase ahaatee Maxamed Aw-Libaax ayaa sheegay in maamulkan la dhisayo uu yahay mid hoostagaya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Wareysiga Maxamed Maxamuud Yuusuf "Aw-Libaax" halka hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Habeenimo
    60 min

    Idaacadda Habeenimo

    Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...