Isniin, Bisha Sideedaad 03, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 16:06

War / Afrika

Nigeria oo Qaadday Koobka Qaramada Afrika

Nigeria oo Ku Guuleysatay Koobkii Qaramada Afrika
Nigeria oo Ku Guuleysatay Koobkii Qaramada Afrika
Maxamud Mascadde
Xulka Kubadda Cagta ee wadanka Nigeria ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika ee sanadka 2013ka oo kalkan uu marti galiyey wadanka Koofur Afrika.

Nigeria ayaa ciyaartii kama danbeysta aheyd waxa ay 1-0 uga badisay wadanka Burkino Faso oo markii ugu horeysay soo gaaray kulalmada kama danbeysta ah ee koobka Qaramada Afrika.

Ciyaartoyda Nigeria oo ku Faraxsan GuushaCiyaartoyda Nigeria oo ku Faraxsan Guusha
x
Ciyaartoyda Nigeria oo ku Faraxsan Guusha
Ciyaartoyda Nigeria oo ku Faraxsan Guusha
​Goolka guusha ayaa Nigeria waxaa u saxiixay ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaara ee lagu magacaabo Sunday Mba. Koobkan ayaa noqonaya kii sedexaad ee ay Nigeria ku guulaysato iyadoo kii ugu danbeeyey ay qaaday muddo haatan laga joogo 19 sano.

Ciyaarta kama danbeysta ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ay ka mid ahaayeen madaxweynaha wadanka Koofur Afrika Jacob Zuma, madaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta Aduunka ee FIFA Seb Blatter iyo madaxeynaha Xiriirka Kubadda Cagta Afrika CAF Issa Hayatou.
M/weynaha K/Afrika oo Koobka Siinaya Kabtanka NigeriaM/weynaha K/Afrika oo Koobka Siinaya Kabtanka Nigeria
x
M/weynaha K/Afrika oo Koobka Siinaya Kabtanka Nigeria
M/weynaha K/Afrika oo Koobka Siinaya Kabtanka Nigeria

Dhinaca abaalimarinta ciyaartoyda, ayaa ciyaaryahanka ugu wanaagsanaa intii ay kulamadu socdeen waxaa loo aqoonsaday, ciyaaryahanka wadanka Burkino Faso dhinaca weerarka uga ciyaara ee Jonathan Pitroipa. Gooldhalinta waxaa ku guuleystay ciyaaryahan Emmanuel Emeniki oo u dheela Nigeria. Goolkii ugu quruxda badnaa waxaa loo aqoonsaday inuu dhaliyey ciyaryahan Youssef El M'sakni oo u dhashay wadanka Tunisia. Ciyaaryahankii ugu akhlaada wanaagsanaana waxaa loo aqoonsaday ciyaaryahan Victor Moses oo u ciyaara wadanka Nigeria.

E. Emenike Koobka iyo Kan Gooldhalinta Kor u HayaE. Emenike Koobka iyo Kan Gooldhalinta Kor u Haya
x
E. Emenike Koobka iyo Kan Gooldhalinta Kor u Haya
E. Emenike Koobka iyo Kan Gooldhalinta Kor u Haya
Sanadakan intii ay ciyaaruhu socdaan waxyaabaha xusidda mudan waxaa ka mid ah in wadanka Cape Verde uu markii ugu horeysay ka soo qeyb galay ciyaaraha Qaramada Afrika, iyo in  Ethiopia markii ugu horeysay muddo sodon sano ah ay ciyaaraha ka soo qeyb gashay walow ay wareegii hore ku hartay.
Ethiopia iyo Burkino Faso Wereegii Hore ee CiyaarahaEthiopia iyo Burkino Faso Wereegii Hore ee Ciyaaraha
x
Ethiopia iyo Burkino Faso Wereegii Hore ee Ciyaaraha
Ethiopia iyo Burkino Faso Wereegii Hore ee Ciyaaraha

Barnaamijyada Idaacadda

JavaScript wuu kaa dansan yahay ama waxaad haysataa Adeegga Flash Adobe Player oo qadiim. soo hel Flash player ugu danbeeyay.
  • Obama oo khudbad u jeediyay Midowga Africa
  • Kulan uu Obama la qaatay xukuumadda Ethiopia, July 27, 2015.
  • Shir jaraaid oo Obama iyo RW Ethiopia ay ku qabteen Addis Ababa
  • Sawirka Barack Obama iyo Hailemariam Desalegn ee garoonka Bole ee Addis Ababa, Ethiopia, July 26, 2015.
  • Obama oo khudbad u jeediyay dadka Kenya
  • Kenyatta oo Obama ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada Kenya
  • Madaxweyne Barack Obama iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta oo shir jaraaid oo wadajir ah qabtay kadib markii uu dhammaaday shir ay ku yeesheen aqalka madaxtooyada Nairobi, July 25, 2015.
  • Obama oo ka qeybgalaya shir uu aqalka madaxtooyada kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhura Kenyatta
  • madaxweynaha Kenya iyo dowladdiisa oo shir aqalka madaxtooyada kula yeeshay madaxweyne Obama iyo saraakiishiisa.
  • Obama iyo Kenyatta oo ku sugan shirka hal abuurka ganacsiga ee Nairobi
  • Obama oo ka hadlaya shirka hal abuurka ganacsiga Nairobi
  • madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo daawanaya mar uu Barack Obama, marxabeynayay gabadha ay walaalaha yihiin ee Auma Obama, July 24, 2015, in Nairobi, Kenya.
  • Obama oo ubax dhigaya halkii ay ka dhaceen weeraradii safaaradda Maraykanka ee 1998.
  • Obama oo salaan ka qaadanaya ciidanka baanboyda Kenya
  • Ciidamada Police-ka Kenyan oo ilaalinaya waddooyinka magaalada Nairobi, July 24, 2015.
  • Sawir labada madaxweyne
  • Calamada Kenya iyo Maraykanka oo lagu iibinayo waddooyinka Nairobi, Kenya
  • Kenya
  • Sara Obama, oo ayeeyo u ah madaxweyne Obama oo raacaysa diyaarad u qaadaysa Nairobi si ay halkaasi ugula kulanto madaxweyne Obama
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Kenya Obama
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Kenya Obama
  • Crowds of Kenyans cheer and hold a painting representing US President Barack Obama near Memorial Park, in Nairobi on July 25, 2015.
  • Dadka Kenya oo waddooyinka ku dabbaaldegaya iyagoo wata calanka Maraykanka. July 24, 2015. (Photo: Aru Pande / VOA)
  • Obama oo uu soo dhaweeyay Kenyatta
  • Obama oo ubax ka guddoomay gabar yar markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta., July 24, 2015.
  • Obama oo qoyskiisa kula kulmay hotel ku yaalla Nairobi, Kenya, July 24, 2015.
  • Obama oo ka dagaya garoonka jomo Kenyatta