Arbaco, Bisha Shanaad 04, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 20:22

    War / Soomaaliya

    Farsamada Casriga ah & Doorka Africa

    x
    Mohamed Olad
    Jaamacadda Oxford ee Britain ayaa waxaa  lagu qabtay shir looga hadlayay sida ay Africa uga faa'ideysato Farsamada Casriga ah.

    Cabdirashiid Maxamed Saciid(C/rashiid Dahabshiil) oo ah maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil ayaa ka mid ahaa dadkii lagu casuumay Kulankaasi ee matalayay dhulka Soomaalidu ay degto ee Geeska Africa.

    Wareysi aan Cabdirashiid la yeelanay qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso;

    Qubanaha VOA

    Qubanaha VOA