Tuesday, September 30, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 13:08

War / Soomaaliya

Martida: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Martida: Gudoomiyaha Gobolka Banadir Mohamud Ahmed Nuur Tarsan waxa uu ka hadli doonaa xaalada guud ee gobolka iyo soo laabashada qurba joogta.

Gudoomiyaha Gobolka BanaadirGudoomiyaha Gobolka Banaadir
x
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah gudoomiyaha gobolka Banadir Mohamud Ahmed Tarsan. waxaan gudoomiyaha wax ka weydiin doonaa xaalada amaanka iyo soo laabashada qurbajoogta ay dib ugu laabanaan qaarkood magaalada Muqdisho. sidoo kale waxaan gudoomiyaha weydiin doonaa casuumadaha uu maamulka gobolka u fidinaayo fanaaniinta Soomaaliyeed iyo waxa uu isleeyahay wey soo kordhin karaan, waxaa kaloo uu ka hadli doonaa sida ay u wajahayaan dadka guryahooda iyo hantidooda kaleba la heysto gaar ahaana gobolka Banadir.



Qubanaha VOA, Sept 25, 2014