Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Gaar ah oo VOA ay la Yeelatay Mahiga


Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Somalia, Danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in Dowladda Somaliya iyo Urur Goboleedka Igad ay wada jir uga shaqeyn doonaan dhismaha maamulada Dalka.

Mahiga oo wareysi Gaar ah siiyay Laanta Afka Somaliga ee Idaacaddan VOAda, ayaa sheegay in Taageerada beesha Caalamka ay siisay dowladda Somalia – ay ku timid Waxqabad ay dowladda sameysay muddo kooban.

Wareysiga Mahiga oo uu la yeeshay Wariyeheena Daud Aweys halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00
XS
SM
MD
LG