Sabti, Bisha Labaad 13, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 18:16

    War / Soomaaliya

    Dowladda oo Maamul Cusub u Dhisaysa Hiiraan

    Abdikarin Hussen GuledAbdikarin Hussen Guled
    x
    Abdikarin Hussen Guled
    Abdikarin Hussen Guled
    Dowladda Soomaaliy ayaa sheegtay inay maamul cusub oo KMG ah u sameynayso gobolka Hiiraan iyo degmada Beledweyne.

    Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa VOA u sheegay in dadka gobolka Hiiraan ay isla garteen in maamul cusub la sameeyo. iyagoo muujiyay dareenka loo qabo in maamulkan imika jira la baddalo.

    Wasiirku wuxuu kaloo difaacay isbeddelka ay dowladdu ku sameysay maamulka gobolka Bay.

    Weriyaha VOA ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa wasiirka arrimaha gudaha C/kariin Guuleed ku wareysi kula yeeshay garoonka diyaaradaha ee Beledweyne.

    Dhageyso wareysiga wasiirka.
    Dhageyso wareysiga wasiirka.i
    || 0:00:00
    ...    
     
    X
    qubanaha

    qubanaha